Beesha caalamka oo War ka soo saartay xiisada ka taagan gobolka Gedo (Akhriso)

War saxaafadeed ay soo saareen beesha caalamka ayay ku sheegeen inay aad uga walwalsayihiin ciidamada lagu uririnayo gobolka Gedo ee Jubaland, isku dhacyadii 2dii bisha Maarso ka dhacay agagaarka Beled-Xaawo kuwaas oo sababay barakaca dad rayid ah iyo khasaarooyin. Waxay beesha caalamka war saxaafadeedkeeda ku sheegtay inay degdeg ugu baaqayaan dhammaan dhinacyada ishaya inay is xakameeyaan, … Continue reading Beesha caalamka oo War ka soo saartay xiisada ka taagan gobolka Gedo (Akhriso)